Magaalada Kismaayo oo laga dareemayo Hormarro dhinaca Ganacsiga ah

0
289
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga dareemayaa hormar ganacsi,waxaana magaalada ku yaallo xarumo badan oo lagu iibiyo Dharka nocyadiisa kala duwan.
Khadar Cabdi oo ka mid ah dhalinyarada ka ganacsada iibinta Dharka iyo waxyaabaha lagu carfiyo Guryaha ayaa ka waramaya sida uu yahay Ganacsiga magaalada iyo wadamada ay ka keenaan Dharka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here