Magaalada Kismaayo oo Laga dareemayo hormar dhanka ganacsiga ah

0
172
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ee Dowlad Goboleedeka Jubbaland ayaa waayadii dambe waxaa laga dareemayaa hormar dhanka Ganacsiga ah kaas oo maalinba maalinta dambeysa uu sii kordhayo.
Ganacsiga waa mid kamid ah waxyaabaha lagu dareemo in Magaalada ay hormar sameyneyso maadaama ganacsiyo aan horey uga jirin ay magaalada ku talaabsaneyso.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here