Magaalada Kismaayo oo laga daahfuray Mashruuca Sugnaanta Cuntada

0
32
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furtay Mashruuca hormarinta sugnaanta iyo nafaqada  cunada ee la qabsiga isbadalka cimilada ee sii kordhaya kaas oo si dhamaystirana looga fulindoono deegaanada Goobwayn iyo loglow.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here