Magaalada Kismaayo oo laga daahfuray Machadka Waxbarashada Alla-Aamin.

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa waxa sanadadan kusoo badanaya tirada macaahida wax lagu barto ee laga hirgalinayo kismaayo, macadka oo lagu magacaabo alle aamin ayaa waxa lagu baran doonaa luuqadaha ingiriiska carabiga iyo Afka hooyo ee Soomaaliga ayaa laga furay magaalada kismaayo.

Juweyriyo HassanĀ ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here