Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Degmada Kismaayo, Mudane Najiib Barre Salaad, ayaa daahfuray kulan muhiim ah oo lagu qiimeynayo tayeynta iyo nadaafadda degmada Kismaayo.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray bilicda magaalada, fayo-dhowrka, iyo ka qaybgalka bulshada ee horumarinta deegaanka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.