Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada dowlad goboledka Jubaland Ismaaciil Axmed Garas, ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray Wareegga 4-aad ee Ololaha Talaalka ka dabageynta carruurta aan horey loo talaalin ama aan dhamaystirin talaallada joogtada ah sanadihii lasoo dhaafay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.