Magaalada Kismaayo oo laga daah-furtay mashruuca u adkeysiga Cilimilada iyo sugnaanta Cuntada

0
39
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kisamayo ayaa waxaa maanta laga dafuray mashruuca u adkeysiga cimilada iyo sugnaanta cuntada oo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid ah wasaradaha Jubbaland iyo hay’ada GIZ oo taabagaleneso Mashruuca
Mashruucan ayaa waxaa logu talagalay sidii wax laga qaban lahaa u adkeysiga cilmilada iyo sugnaanta Cuntada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here