Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa Laga Daah Furay Xarunta Dhalin yarada 17-sano jirada kubada Cagta ee Jubbaland halkaas oo larabo in lagu soo saaro Ciyaartoy matali kara Qaranka.
Munaasabada daah-furka ayaa waxa gobjoog ka ahaa Wasiirka wasarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland Gudoomiyaha Xiriirka Kunada Cagta Jubbaland Macalinka 17 sano jirada iyo Marti sharafkale.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.