Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay Wajiga labaad kadabatagista Tallaalka Carruurta shanta sano ka yar

0
11
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Jubaland Axmed Ismaaciil Garas ayaa daah-furay wajiga labaad ee qorshaha kadabatagista caruurta ka yar shanta sano ee aan qaadan ama dhameysanin talaalka.
Kulanka daah-furka oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Cafimaadka Jubaland ayaa waxaa kaso qeyb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubaland Xuseen Macalin Cali, qaar ka mid ah bahda Wasaradda Caafimaadka iyo Hay’adaha saaxiibka dhow la’ah Wasaarada Caafimaadka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here