Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalda Kismaayo ayaa waxaa maanta laga daah-furay Tababar ku saabsan u qareemidda Haweenka kuwaas oo loo qabtay Xildhibanada Haweenka Jubbaland , gudiyada haweenka iyo haweenka ka tirsan Boliska Dowlada Goboleedka Jubbaland .
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.