Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose Kadah furtay Madasha Furdooyinka Ganacsatada iyo Gadiid leyda Jubbaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.