Magaalada kismaayo oo laga daah furay mad-bacadda bilicsan

0
79

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa lagu qabtay munaasabad lagu
daah furayey Madbacada Bilicsan oo ah xarun loogu talagalay adeegyada la xiriira
daabacaada.

Xafladan oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxa kasoo qayb galay Wasiir ku
xigeenka Wasaaradd Ganacsiga Jubbaland, gudoomiyaha Arimaha Bulshada golaha
wakiillada Jubbaland iyo marti sharaf kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here