Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay kulanka is-xogwaraysiga cadaaladda carruurta

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland Bishar Aadan Geedi ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose Ka daah-furay Kulan is xogwareysi ah kaas oo kusaabsan Cadaalada Caruurta, waxaana kasoo qeyb galeen bahda Cadaaladda iyo Wasaaradaha ay quseyso.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here