Magaalada kismaayo oo laga daah-furay Barnaamijka maamul daadajinta

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxwayne ku xigeenka labaad ee dowladda Gobaleedka Jubbaland Cabdiqadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray dhamaystirka siyaasadda maamul daadejinta oo noqon doonta kala saaridda wajibaadyada kala duwan ee heerarka dowladda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here