Magaalada Kismaayo oo laga bilaabayo Wajiga Sadexaad ee Mashruuca Nagaad

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruuca Nagaad oo ah mashruuc lagu hormarinaayo Wadooyinka degmada Kismaayo kaas oo dhowr waji leh isagoo wajigii 1-lasoo gabagabeeyey sanadkii tagey gudihiisa halka isla wajigii labaad uu hadda gabagabo ku dhow yahay, sidoo kalena waxa dhawaan la rajaynayaa in la bilaabo wajiga sedaxaad ee mashruuca.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here