Magaalada Kismaayo oo Ku soo badanaya Goobaha Jimicsiga ee Haweenka u gaarka ah

0
262
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa waayadii dambe waxaa laga dareemayaa hormar dhanka ganacsiga waxaana soo badanaya goobo badan oo aan horey u lahaan jirin Magaalada.
Jiimka ama Jimicsiga waa meel daboolan oo loogu talagalay ciyaaraha fudud waana goob loogu talagalay in jirka lagu dhiso,Eraygu Jiim waxa uu ka yimid jimicsigii hore ee Giriigga.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here