Magaalada Kismaayo oo horumaro lagu sameeyay goobaha  bilicdasan oo ay Bulshada  ku kulmaan.

0
796
Kismaayo(Waamo Radio)Magaalada Kismaayo Ayaa Mudooyinki Dambe Waxay Hormar Ka Samenaysay Goobaha Ay Bulshada Iskuugu Timaado Waxaana Magaalada Ku Yaalo Dhor Xarumood Kuwasoo Bilicdooda Ay Bulshada Reer Kismaayo Soo Jidatay.
Waxaana Goobhaas Ka Mid Ah Beerta Xuriyada oo Waqtigii Dowladii Dhaxe Ahaan Jirtay Goob Lagu Nasto Waxaa Dayac Tir Balaran Ku Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Ganasatada Ku Nool Deeganada Jubbaland.
Iyadoona Hatan Ay Ka Mid Tahay Goobaha Sida Gaarka Loo Damaashaad Tago Xiliyada Habeenkii Iyo Galbihii
Yaasiin Shaafi Abdiraxman oo Ka Mid Ah Ganacsatada Magaalada Kismaayo Ayaa Ka Warbixinaya Adeeg Yada Gaarka Ay Bixinayaan Iyo Qaybka Ay Bulshada Reer Kismaayo Ugu Adegayan Maadaama Ay Bulsho Badan Halkaasi Ku Kulanto.

Ugu Dambeen Amniga Ka Jiro Magaalada Kismaayo Ayaa Loo Sababenayan Hormarka Ka Jiro Degmada Kismaayo Iyo Deeganada Kale Ee Jubbaland.

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedunaysa,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here