Magaalada Kismaayo oo ay kusoo badanayaan Goobaha lagu iibiyo Mac-macaan.

0
496

Kismaayo(Idaacada Waamo)Magaalada kismaayo ayaa waxa ku soo badanaya foor nooyinka lagu sameeyo mac-macaanada noocyadooda kala duwan sida buskudka,doolshada iyo xalwada iyagoona mararka qaarkood loo isticmaalayo sameeskooda qalab casri ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here