Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaaya waxaa kusoo badanaayo Goobaha lagu iibiyo Mopelada waxaana Goobahaasi Maalgashaday oo ka shaqeeyo dhalinayara badan oo kunool magaalada kismaayo.
Dhalinyarada ka shaqeeyo goobaha lagu iibiyo mobeelida ayaa Nolashood ku mareeya Ganacsiga Noocyadiisa kala Duwan.
Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.