Magaalada Kismaayo oo ay ku soo badanayaan xarumaha Ganacsiga

0
11

Kismaayo( Idaacadda Waamo)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay weheliyaan xubno kamida Golaha Wasiirada, Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna iyo xubno kale ayaa si rasmi ah u daah-furay xarunta Mall-ka Kismaayo Hypermarket oo laga hirgaliyay magaalada Kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here