Magaalada Kismaayo Gobolka Jubada Hoose oo Laga Dareemayo Kobac  Dhanka Dhismahaa

0
747

Kismaayo(Waamo Radio)Magalada Kismaayo Ee Casmada Kumeel Garka Dowlad Goboleedka Jubbaland Ayaa Sanadihii Ogu Danbeyay Waxey Kutalaabsaneysay Hormaro Balaaran Oo Dhanka Dhismaha Gurhaha Iyo Hotelada

Dhismayasha Nocyada Casriga Ah Loo Dhisaayo Ayaa Markii Hore Kuyaraa Magalada Waxana Tani Ay Qeeb Katahay Hormarka Ay Magalada Kutalabsatay.

Duqa Degmada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yusuf Ayaa Bugadiyay Dhismayasha Cusub Ee Magalada Kuso Badanaya Waxuu Shegay In Ay Kaliinta Ogu Muhiimsan Kaqadan Karto Soo Celinta Bilicda Maalada Kismaayo

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:Iidle Aadan Mohamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here