Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay Xuska maalinta Caalamiga ah ee umulisooyinka Aduunka, munaasabada ayaa waxaa si wada jir ah usoo qaban qaabiyay Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland iyo Ururka Umulisooyinka Soomaaliya ee Soma, waxaana ka qeyb galay qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradda, Wakiilo ka socday Hayàddaha, Ardayda Iskuulka uu tababarka Umulisooyinka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.