Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa dhawaan lagu qabtay munaasabad muhiim ah oo lagu shaaciyay is-kaashiga cusub ee u dhexeeya shirkadaha biyaha ee Caafi iyo Dayax. Munaasabaddan oo ka dhacday xarunta warshadda biyaha Caafi ee Kismaayo, ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland, xubno ka socday rugta ganacsiga, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada deegaanka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.