Magaalada Kisamayo oo si weyn Loogu Oogay Salaadda Ciidul-adxa

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Boqolaal dadwayne  ah oo ka kala yimid xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo ayaa saaka isugu yimid Masjidka Maxfalka si ay halkaas ugu oogaan salaadda Ciidul Adxa, Kuwaas oo ay wajiyadooda ka muqdeen farxada maalintani ku wayn umada muslimiinta ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here