Magaalada Kisaamayo oo laga daah-furay shirka 2-aad ee Golaha maamulka iyo horumarinta Kalluumaysiga

0
87
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magalada Kismaaayo ayaa waxaa maanta laga daah furay shirka 2-aad ee golaha maamulka iyo horumarinta Kalluumaysiga , waxaaan shrika ka soo qeybgalay madaxweynaha dowlada goboleedka jubbaland, wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah DFS ,wasiirada wasaradaha Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga dowlada goboleyda Dalka iyo gobolka Banaadir.
Shirka aya waxaa loga hadlayay habka looga faa’iideysan karo khayraadka Baddeena iyo sida bulshada loo tusi lahaa in ay ka faiideestaan kheeyraadka Badda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here