Magaalada Jowhar oo xaafado kamid ah laga bilaabay dayactirka Wabiga Shabeelle.

0
125

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Xaafadda Kulmis ee MagaaladaJowhar oo uu horkacayo gudoomiyaha xaafadaasi Maxamed Cabdullahi Ciise ayaa bilaabay howllo lagu dayactirayo wabiga shabeelle gaar ahaan qeybta uu ka maro xaafadaasi.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here