Magaalada Jowhar oo lagu qabtay kulanka ka hortaga xaaladaha caafimaad ee ka dhalan kara fatahaada iyo daadadka roobka

0
103

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabele ayaa lagu qabtay kulan looga arrinsaday ka hortaga xaaladaha caafimaad ee ka dhalan kara fatahaada iyo daadadka roobka la qaatay bahda caafimaadka ee magaaladaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here