Magaalada Garoowe oo laga dhagax-dhigay xaarunta Hay’adda Maareynta Musibooyinka Qaranka

0
118
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Hey’adda Mareynta Musibooyinka qaran Maxamuud Macalin Cabdule ayaa Garoowe kadhagax dhigay xarunta cusub ee Hey’adda deegannada Puntland.
Horay Hey’adda ayaa maamulada Galmudug, Jubaland Iyo Hirshabele uga dhagax dhigtay xarumaha ay hay’addi ku shaqaynayso.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here