Magaalada Gaalkacyo oo lagu qabtay Kulan looga hadlaayey kaalinta Haweenka ka qaadan karaan Nabadda

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulanka ayaa ahaa mid lagu dardar gilinayay nabada iyo amniga haweenka iyo sida ay muhiimka u tahay in haweenka ay ka qeyb qaataan nabada ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here