Wararka Magaalada Gaalkacyo oo Laga sameeyay Ol’ole Nadaafadeed By Radio Waamo - May 21, 2025 0 11 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa laga sameeyay Olole nadaafadeed gaar ahaan wadada Astaan-Hobyo oo muhiim u ah isku socodka dadweynaha. Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2025/05/warka-mowliid-Olole-nadaafadeed-oo-laga-sameeyay-qeybo-kamid-ah-magaalada-Gaalkacyo-.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X