Magaalada Dhuusamareeb oo laga furay xarun lagula tacaalo Haweenka la kulma Tacadiyada

0
147

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaruntan oo loogu tala-galay la tacaalida Haweenka ay ku dhacaan falalka kufsiga la xiriira ayaa waxaa hirgeliyay Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda Aadanaha Galmudug oo kaashanaysa UNDP iyo UN Women. Munaasabada daahfurka ayaa  waxaa kasoo qayb-galay masuuliyiin ay kamid yihiin Wasiirro ka tirsan Galmudug iyo madax ka socotay Hay’adaha Barnaamijkan Taageeray.
ubu xuseen dhiblaawe.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here