Mu’asasada Abuu-Bakar Al-Sadiiq oo magaalada Kismaayo deeq raashin ah ku gudoonsiisay Qoysas dadnyar

0
153

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku dhawaad 30 qoys oo danya oo kunool magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa la Gaarsiiyay raashinka noocyadiisa kala duwan si ay ugu afuraan Bisha Barakaysan ee Rabadaan.
raashinkan aya waxa danyartan soo gaarsiiyay mu’asasda Abuubakar Al sadiiq oo wakiil ka ah dad muxsiniin ah

ugu Horay qaar kamida dadka la gaarsiiyay deeqdan Raashinka ah ayaa umahad celiyay dadkii deeqdan so gaarsiiyay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here