Magaalada Dhoobley oo laga dhagax dhigay xarun Waxbarasho

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee maamulka Jubbaland mudane Axmed Faarax Cali (Aweys) oo ay weheliyaan qeyb kamid ah saraakiisha Wasaaradda ayaa dhagax dhigay dhismaha iskuul loogu talagalay in wax lagu baro caruurta barakacyaasha ee Ku nool Degmada Dhoobleey laanta Xaafada Midnimo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here