Magaalada Dhoobley oo laga Daah-furay Mashruuc lagu Caawinayo Dadka Danyarta

0
434

Dhoobley(Idaacada Waamo)Deegaanka Dhoobley oo ay ku nool yihiin Dad badan oo danyar ah ay waxaa saameyeen Ku yeeshen Roobabki halkaas ka da ay.

Hadaba Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni oo Dhawaan Tagay Magaalada Dhoobley si Uu ugu guur galo xaalada Rasmiga ah ee Degaanka ka jirta Ayaa Magaalada dhooblay  ka Daah furay Mashruuc loogu magacdaray Baxnaano oo lagu caawinayo dadka danyarta ah Ee Degaanka .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga Diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here