Magaalada Dhoobleey oo laga dhisayo goob lagu keydiyo biyaha

0
175
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Wadajir ee duleedka degmada Dhoobley ee gobolka jubadda hoose ayaa waxaa ka socda dhismaha goob loogu talo galay in lagu keydiyo biyaha roobka si xiliga jilaalka ay uga faa’ideystan dadka deegaanka Dhoobley.
Mashariicdan lagu hirgelinayo goobta loogu talagalay in lagu keydiyo biyaha roobka ayaa maalgalineysa hay’adda NIS.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here