Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxa ay kamid tahay Magaalooyinka kulul ee Dalkeena, waxaana si weyn looga isticmaalaa Barafka taasi oo ay dadka siweyn u buux dhaafiyaan goobaha lagu ibiyo barafka.
Maalmihii ugu danbeeyay ayaa laga dareemayay magaalada sare u kac ku yimid qiimaha lagu kala iibsado barafka maadama bill ramadaan lagu guuda jiro dadkuna aysan ka marmiin barafka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.