Magaalada Ceerigaabo oo xariga looga jaray wadooyin cusub oo halkaasi laga hirgaliyey

0
102

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiye ku Xigeenka magaalada Ceerigaabo xubno ka tirsan Dowladda Hoose ayaa si wada jir ah xariga uga ka jaray wadooyin cusub oo laga hirgeliyay magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here