magaalada Burco oo ku soo badanaya goobaha lagu qaado Sawirada

0
153
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sannadihii la soo dhaafay laga hirgeliyay goobo casri ah oo lagu qaado sawirada islamarkana ay fursado shaqo ka heleen dhalinyaro badan.
Dhalinyrada ayaa waxay ku shaqeestaan sawir qaadis , muqaal duubis taas oo bulshada inta nadan ay xiiseeyaan.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here