Magaalada Boosaaso oo laga sameeyay Ol’ole Nadaafadeed

0
24

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaafadda Bandar-qaasim ee magaalada Boosaaso ayaa laga sameeyay olola nadafadeed oo sare looga qaadaayo bilicda iyo Nadaafada Xaafadaasi olole nadafadeed ayaa waxaa si gaar ah looga sameeyay xeebta ku teedhsan xaafadaasi si ay u noqoto mid bilicdeeda wanaagsan tahay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here