Magaalada Beledweyne oo lagu soo dhoweeyey Dhakhaatiir u socotay howlo is-xilqaan ah

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle, qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Baladweyne ayaa soo dhaweeyey dhaqaatiirta ka timid magaalada Muqdisho, dhaqaatiirta ayaa adeegyo caafimaad usameyn doono qoysaska ay saameysay daadadkii ku dhugtay magaalada Baladweyn.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here