Magaalada Baydhabo oo lga daah-furtay tababar ku saabsan wadahadalada u dhaxeeya Ururada bulshada rayidka ah

0
49
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababrka ayaa waxaa lagu baranayay inta uu socoda wadahadalada u dhaxeeya ururada bulshada rayidka ah ee kusabsan hirgalinta iyo dabagalka hababka lagu sameeyo qorshaha qorshaha hawleedka  qaran ee UNSCR qararkiisu yahay 1325 si loo hawlagliyo isku-dubridka barshada iyo warbixinta si loo hibiyoi ka qeybqadashada ururada bulshada
Tababarkaan ayaa waxaa soo qabqabisay Hay’ada Somali Women Leadership  ayaa waxaa soo qeybgalay Wasiirka Haweenka Koonfur Galbeed iyo qaar ka mid ah ururada haweenka Koonfurgalbeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here