Magaalada Baydhabo oo lagu qabtay kulan looga hadlayay arrimaha Gargaarka

0
34
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlayay arimaha gargaarka iyo sidii hay’adaha ka shaqeeya KG ay u gaarsiiyeen deegaanada u baahan in gargaar la gaarsiiyo.
Kulanka ayaa waxaa la iskaga wareesatay sidii wax loga qaban lahaa arimaha gargaarka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here