magaalada Baydhabo oo lagu qabtay kulan loga hadlyay abaaraha

0
229
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha Dowlada Goboleedka  Koonfur-Galbeed ahna Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur-Galbeed Abdinasir Abdi Arush  oo ay Wehelinayaan wasiirada xubnaha ka guddiga gurmadka abaaraha iyo arrimaha bulshada ayaa Xarunta madaxtooyada  koonfur-Galbeed kulan kula qaatay Wafdi ka socday Hey’adda Cuntada adduunka ee WFP oo ay hogaaminaysay ku xigeenka madaxa xafiiska soomaliya ahna ku simaha xafiisk.
marka kulanka soo idlaaday ayaa waxaa warbahinta la hadlay wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo mareeynta masiibooyinka Konfur-Galbeed, wuxuuna ka  warbixiyay waxyabaha looga hadlay kulanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here