Magaalada Baydhabo oo lagu qabtay Bandhigga buuga keydka Taariikhda Soomaaliya

0
210
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka baay lagu qabtey bandhigga buugga keydka Taariikhda Soomaaliya, waxaana bandhigga ka qeybgaley mas’uuliyiin katirsan maamulka KGS, bahda waxbarashada, ururrada ka jira Baydhabo, shirkadaha isgaarsiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Baydhabo.
Sheekh Aadan Sheekh Saciid oo ah qoraaga Buuga taariiqda Soomaaliya  ayaa sharaxaad ka bixiyay muhiimada buugaan uu leeyahay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here