Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda hoose ee degmada Baydhabo, gaar ahan Waaxda Caafimadka iyo Fayadhowrka degmadaasi ayaa olole nadaafadeed ka bilaabay Xafadda Salamey.
Howlahaan Nadafideed waxaa hor kacaayey Agaasimaha waxda Caafimaad iyo fayadhowrka Degmada Baydhabo. Abshir Cali Xuseen oo uu wehlinaayo Gadoomiye Xafada salameey ee magaalada Baydhabo ,haween iyo dhallinyaro.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.