Magaalada Baydhabo oo laga furay Tababar ku saabsan Taageerida Ol’olaha u qareemid Haweenka

0
7
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Koonfur Galbeed Marwo Sshamso Mohamed Yarow ayaa Magaalada Baydhabo ka daha-furtay Tababar ku saabsan Taagyeeridda Ololaha u qareemida, ilaalinta Haweenka, ee ka-qeybgalka Siyaasadda iyo Habraaca sharci dejinta oo ay soo qaaban qaabisay Wsaaradda Haweenk Koonfur Galbeed.
Tababarkan waxaa ka qeybgalay ururadda Haweenka Odayaasha Dhaqanka culimadda iyo bulsho kale.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here