Magaalada Baydhabo oo laga daah-furey shirka Wasaaradda ha cadaaladda heer federaal iyo Dowlad Goboleed

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalda Baydhabo ayaa waxaa maanta laga dafuray shirka Wasaaradda ha cadaaladda heer federaal iyo dowlad goboleed

Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayay xoojinta cadaalada iyo kor u qaadida caadalaada taas oo muhiim u bulshada Soomaaliyeed.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here