Magaalada Baydhaba oo Lagu soo xiray tababar ku saabsan isticmaalka Biyaha

0
120

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ku soo Gabagabeysay tababar ku saabsan isticmaalka biyaha iyo mareentoda kaas oo socday muda afar malmood ah ayna kafaidesteen qeybaha kaladuwan ee Bulshada.

Mowliid Adi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here