Magaalada Baydhaba oo laga dah-furay Shirka 5-aad Golaha Horumarinta Kalluumeysiga

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Mamuul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ka dah-furay Shirka 5-aad Golaha Maamulka Horumarinta Kalluumeysiga.

Shirka oo ay kasoo qeb galeen Wasaaraddaha Kalumeysiga Heer Fadaral iyo heer Mamuul Goboleed Agasimayaal guud iyo Marti sharaf kale ayaa inta u socda waxa looga hadli dona xoojinta wadashaqeen Wasaradaha Kalumeysiga gulihi lagaray iyo Caqabadaha jira.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here