Magaalada Baraawe oo Laga daahfurey barnaamijka Qorshaha Hormarinta Waxbarashada Degmadaasi.

0
128

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa laga daahfurey barnaamijka qorshaha hormarinta Waxbarashada Degmadaasi, kaasi oo ay si wada jir ah ugu qeyb qaadanayaan Wasaarada Waxbarashada iyo Hey’adda IOM lagana hirgeliyey ilaa Taban iskuul oo ay Bulshada ka faa’ideysaneysa.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here